Qoor Qoor iyo Xildhibaano la socday oo Baydhabo lagu soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor. Wefdiga Madaxweyne Qoor Qoor oo qeyb ka yihiin xildhibaano katirsan labada aqal ee Baarlamaanka federaalka ayaa u tagay magaalada Baydhabo xal u helida khilaafka u dhaxeeya … Continue reading Qoor Qoor iyo Xildhibaano la socday oo Baydhabo lagu soo dhaweeyay (Sawirro)